Filo dhowaan
Hel adeegyo Cloud oo ammaan ah, lana isku hallayn karo.
Kobci ganacsigaaga adigoo nidaamyada shirkaddaada u raraya dhanka Cloud-ka, faylashana si ammaan ah u kaydinaya, isla markaana samaysanaya habka tooska ah ee kaydinta iyo dib usoo celinta xogta.
Injineero Soomaaliyeed oo khibrad leh ayaa diyaar u ah inay kaa caawiyaan sidii aad si habsami leh nidaamyadaada ugu wareejin lahayd Cloud-ka. Ku bixi lacagta si dhib yar adigoo isticmaalaya lacag-bixinta mobilka ama kaararka caalamiga ah, oo hel daah-furnaan buuxda oo ku saabsan meesha xogtaada lagu kaydiyo.
Mahadsanid! Waad isdiiwaangelisay — dhowaan ayaan kula soo xiriiri doonnaa.
Waan ka xunnahay, lama dirin. Fadlan mar kale isku day, ama noogu soo qor info@somcloud.so.
